Bankigii dhiigga oo Soddon sano ka dib la howlgelinayo & Khayre oo dhagax dhigay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dhagax dhigay Dhismaha Bangiga Dhiigga Soomaaliyeed oo qayb ah halbeegyada ugu muhiimsan ee wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshadu ay ku leedahay tubta horumarinta arrimaha bulshada. Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhallinyaradii gurmad qaran ee ka shaqeeyay caawinta dhibbayaashii musiibadii October 14, 2017, wasiirka caafimaadka iyo dhammaan … Continue reading Bankigii dhiigga oo Soddon sano ka dib la howlgelinayo & Khayre oo dhagax dhigay (Sawirro)